Sunday, July 21, 2019

British Airways & Lufthansa oo hakiyay duulimaadyadoodii Qaahira

Shirkadda diyaaradaha British Airways ayaa hakisay duulimaadkii ay ku tagi jirtay magaalada Qaahira dalka Masar. Go'aankan shirkadda ayaa lagu saleeyay walaac dhinaca amniga ah oo soo baxay.

from VOA https://ift.tt/2XX2VjN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment