Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda amni ee magaalada Muqdisho, ayada oo kooxda Al-Shabaab ay toddobaadkan gudihiis ka gaysatay laba qarax oo aad u weyn. Waxaa soo jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
from VOA https://ift.tt/2LJjxF8
via IFTTT
No comments:
Post a Comment