Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay duqeymo dhinaca cirka oo ay diyaaradaha dagaalka dowladda Suuriya maanta ka geysteen deegaanno ku yaalla dhinaca waqooyi galbeed ee Suuriya. from VOA https://ift.tt/2JVNLTi via IFTTT
No comments:
Post a Comment