Monday, January 13, 2020

Al-Shabaab oo 3 macallin ku dilay weerar ka dhacay Kenya

Booliska Kenya ayaa sheegay in dabley la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab ay maanta saddex macallin ku dileen, mid kalena ka afduubteen dugsi hoose oo ku yaalla bariga dalkaas.

from VOA https://ift.tt/30qGMbT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment