Monday, January 13, 2020

Iraq oo ka cabsi qabta 'burbur' haddii Trump cunaqabateeyo

Saraakiisha Iraq ayaa ka cabsi qaba "burbur" dhaqaale, haddii Mareykanka uu saaro cunaqabateyn ay ka mid tahay xanibaadda akoon banki oo ku yaalla Mareykanka, halkaasi oo Baghdad ay dhigato lacagta kasoo xaroota iibka saliidda oo ah 90% miisaaniyadda dowladda.

from VOA https://ift.tt/35TFmYx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment