Friday, January 10, 2020

Aqalka Wakiilada oo xadiday awoodaha dagaal ee Trump

Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Khamiistii u codeeyey inay ka joojiyaan madaxweyne Trump inuu qaado talalabo militari oo kale oo ka dhan ah Iran, ayada oo Bariga Dhexe ay ka taagan tahay xiisaddii ka dhalatay dilkii Mareykanka ee Jeneral Qasem Soleimani.

from VOA https://ift.tt/39Vs9Bx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment