Friday, January 10, 2020

Iran oo beenisay in gantaal uu soo riday diyaaraddii Ukraine

Madaxa hay'adda duulista rayidka ee Iran ayaa maanta beeniyey in gantaal uu soo riday diyaaraddii Ukraine ee dalkaas ku dhacday, taasi oo ay ku dhinteen dhammaan 176-kii qof ee saarnaa.

from VOA https://ift.tt/2QHv2OA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment