Sunday, January 19, 2020

Berlin: Shirka Arrimaha Libya oo Furmay

Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka waxaa ka furamay shir caalami ah oo la doonayo in xal loogu helo colaadda dalka Libya, sidoo kale la joojiyo saameynta iyo fareglinta ay Libya ku hayaan dalal dhowr ah kuwaasi oo kale taageera kooxaha ku dagaallamaya Libya

from VOA https://ift.tt/3apRSCo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment