Mas'uuliyiinta Kenya ayaa maata Nairobi ku qabtay 5 qof oo looga shakiyay inay diyaarinayeen weerar argagixiso o ay ka fuliyaan gudaha magaalada Nairobi. 5-tan qof ayaa uu kala dhashay Kenya, Soomaaliya iyo qof haysta dhalashada Maraykanka
from VOA https://ift.tt/2NGUWjF
via IFTTT
No comments:
Post a Comment