Alle ha u naxariistee waxaa dalka Canada ku geeriyooday Col. Cumar Maxamuud Cabdi oo lagu naaneysi jiray Cumareeto. Marxuumka ayaa ka tirsanaa ciiddanka xoogga dalka. Haddaba taariikhda korneelka ayaa wariyeheena dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji waxa uu ka wareystay Dr. Maxamuud Maxamed Culusow oo marxuumka ay ehel ahaayeen, aqoonna u lahaa.
from VOA https://ift.tt/2NFewwC
via IFTTT
No comments:
Post a Comment