Sunday, January 19, 2020

Soomaali lagu dilay xero qaxooti oo ku taalla Greece

Wiil Soomaali ayaa ku dhintay rabshado ka dhacay xero qaxooti oo ku taalla dalka Greece. Qaar ka tirsan qaxootiga Soomaalida ee dalkaasi ayaa sheegay in dadka xerada ku jira oo dalal kala duwan ka soo jeeda ay mararka qaar rabshado ka dhex dhacaan

from VOA https://ift.tt/2ucIFg3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment