Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqasho laba maalmood ah ku jooga dalka Eritrea, halkaasi oo uu wadahadal kula qaatay dhiggiisa Eritrea, Issais Afwerki. from VOA https://ift.tt/2NeqRYM via IFTTT
No comments:
Post a Comment