Xildhibaannada cusub ee Galmudug oo galabta la filayo in lagu dhaariyo magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulkaasi. Maalintii shalay ayaa guddiga doorashada ee maamulka Galmudug uu shaaciyey liiska 83 xildhibaan oo noqonayo xubnaha soo dooran doona madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug.
from VOA https://ift.tt/2FH5Cuo
via IFTTT
No comments:
Post a Comment