Wednesday, January 22, 2020

Qoysas ka barakacay in Al-Shabaab ay ubadkooda askareyso

Wararka ka imanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in qoysas badan ay soo gaareen magaalada Bardaale, kuwaasi oo sheegay in barakacoodu uu xiriir la leeyahay diidmo ay ka keeneen in carruurtoodu ay Al-Shabaab askar ahaan u qorato. Wariyaha VOA ee Koonfur Galbeed, Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan noo soo diray.    

from VOA https://ift.tt/2NOV8gW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment