Wednesday, January 22, 2020

Somaliland oo kor u qaadeysa nafaqaynta caruurta waxbaraneysa

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa ka hadashay qorshe cusub oo kor loogu qaadayo nafaqeynta caruurta xilliga ay da'da  waxbarashada ku jiraan. Talaabadan ayaa waxaa ay wasaaraddu sheegtay iney muhiim u tahay fahamka ardayda waxbaraneysa, sida uu kusoo waramayo Khadar Maxamed Cakule oo warkan ka soo diray magaalada Hargeysa.  

from VOA https://ift.tt/2TMusBm
via IFTTT

No comments:

Post a Comment