Wednesday, April 1, 2020

Amnesty: Mareykanka shacab ayey ku dileen Soomaaliya

Duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya ayaa bishii Febraayo dilay laba qof oo shacab ah islamarkaana dhaawacay saddex kale, waxaa sidaas bayaan ay maanta soo saartay ku sheegtay hay'adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International.

from VOA https://ift.tt/2w9NxnG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment