Thursday, April 9, 2020

Bandhigga VOA: Doorka Teknolojiyadda ee dhaqaalaha

Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay teknolojiyadda iyo doorka ay ka qaadato kobaca dhaqaalaha dalalka dunida. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.  

from VOA https://ift.tt/2VgyC3y
via IFTTT

No comments:

Post a Comment