Barnaamija Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xanuunka Coronavirus ee ku faafaya Soomaaliya, kaasi oo hadda la xaqiijiyey inuu ku dhacay 80 qof, islamarkaana 5 ka mid ah ay u geeriyoodeen. Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.
from VOA https://ift.tt/2RHrLPo
via IFTTT
No comments:
Post a Comment