Wararka ka imaanaya Gobalka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya in qarax xoog leh lala beegsaday Ciidanka Amisom gaar ahaan qeybta Burundi meel u dhow degaanka Gololey xili ay ku jireen socod ilaalo ah. from VOA https://ift.tt/2V5xPlG via IFTTT
No comments:
Post a Comment