Sunday, April 12, 2020

Deeqbixiyeyaasha oo ku baaqay midnimo ay Soomaalidu kula tacaalaan COVID-19

Qoraal ay soo saareen saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayay ku sheegeen in ay ku bogaadinayaan dowladda Soomaaliya dedaallada ay ku dooneyso iney ku xakameyso in cudurka COVID-19 uu ku baaho dalka.

from VOA https://ift.tt/2XwjhOW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment