Saturday, April 18, 2020

Dhallinyaro dhanka online-ka kawada wacyigelinta Coronavirus

Xilli maalinba maalinta ka dambeysa ay sii kordhayso tirada dadka laga helayo xanuunka COVID-19 ee dalka Canada, ayaa dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool magaalada Toronto waxey bilaabeen wacyigelin la xariirta halista Coronavirus oo dhanka taleefanka iyo online-ka ah

from VOA https://ift.tt/3cq0SYr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment