Tuesday, April 14, 2020

Dood ka dhalatay Falastiiniyiin loo xiray wada-sheekeysi Israel

Muran xooggan ayaa kala qeybiyey bulshada reer Falastiin, kadib markii kooxda Xamas oo maamusha magaalada Gaza ay xirtay lix qof oo lagu eedeeyey inay aaladda Zoom ee muuqaalka ah ay wadasheekeysi kula yeesheen dad ku sugan Israel.

from VOA https://ift.tt/2Xx9Q1E
via IFTTT

No comments:

Post a Comment