Friday, April 17, 2020

Faaqidaadda: Halista Coronavirus ee Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan yahay khatarta xanuunka Coronavirus ee Soomaaliya, inta ay le'eg tahay cabsida laga qabo inuu bulshada ku dhex-faafo iyo sida ugu haboon ee looga hortagi karo. Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Muqdisho.  

from VOA https://ift.tt/3aeb18Z
via IFTTT

No comments:

Post a Comment