Tuesday, April 21, 2020

Galka Baarista: Sidee lagu dhisay garoonka diyaaradaha Baraawe?

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu maanta ku saabsan yahay doodda ka dhalatay dhismaha garoonka diyaaradaha Baraawe ee la furay 10-kii Maarso, kaasi oo muuqaallo laga soo qaaday ay muujiyeen in lacagta ku baxday dhismaha oo ahayd 4.3 milyan lagu dhisi karay garoon ka tayo wanaagsan.

from VOA https://ift.tt/2Vqkq9r
via IFTTT

No comments:

Post a Comment