Tuesday, April 14, 2020

Imaaraadka Carabta oo deeq caafimaad gaarsiiyey Muqdisho

Dowladda Imaaraatka Carabta iyo Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa maanta Soomaaliya gaarsiiyay gurmadka qalab caafimaad oo loogu tala galay la dagaalanka cudurka COVID-19.

from VOA https://ift.tt/34AUESD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment