Friday, April 17, 2020

Jabuuti: 141 qof oo maanta laga helay COVID-19

Dowladda ayaa maanta mar kale shaacisay tirada dad ay ka heleen xanuunka COVID-19, ayada oo la diiwaan geliyey 141 kiis oo cusub, kadib baaritaan lagu sameeyey 1,560 qof.

from VOA https://ift.tt/3bkarb0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment