Dawladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay 65 kiis oo cusub oo ah cudurka COVID-19 laga diiwaan-geliyey dalka. Jabuuti waxay sheegtay In 407 baaritaan shaybaar laga helay 65-ta qof 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Taasi waxay tirada ka dhibaysaa 363 guud ahaan. Jabuuti waxay sheegtay In 53 qof ay bogsadeen, halka laba qof ay dhinteen. Guud ahaan Jabuuti waxay xanuunka ka baadhay 5,356 qof.
from VOA https://ift.tt/3ad6Ry1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment