Tuesday, April 14, 2020

Kismaayo oo laga helay dad qaba xanuunka COVID-19

Mas'uulyiinta maamulka Jubaland ayaa shaaciyay in magaalada Kismaayo laga helay laba qof oo qaba xanuunka Coronavirus uu keeno ee COVID-19.

from VOA https://ift.tt/2xlgHAV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment