Wararka ka imanaya degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in hal qof oo rayid ah iyo askari ka tirsan ciidamada dowladdu ay ku dhinteen qaraxyo maanta halkaasi ka dhacay. from VOA https://ift.tt/2Vn6ZXJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment