Saturday, April 11, 2020

Martida: Kufsiyada iyo tacaddiyada ka dhanka ah haweenka

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay kufsiyada iyo xadgudubyada ka dhanka ah haweenka ee ka dhaca Soomaaliya. Waxaa marti ku ah barnaamijka Sahra Maxamed Axmed oo ah madaxa ururka SWDC ee u dooda xuquuqda caruurta iyo haweenka.

from VOA https://ift.tt/3a2MfZw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment