Monday, April 13, 2020

Muwaadin Soomaali ah oo COVID-19 ugu dhintay Nairobi

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa shalay gelinkii dambe ku geeriyooday muwaadin Soomaali ah kaasoo u geeriyooday xanuunka Coronavirus. Marxuumka ayaa dowladda Kenya laba todobaad ka hor ay u karantiishay in looga shakiyay cudurka COVID-19, ayadoo uu ugu dambayntiina xanuunkaasi uu ugu geeriyooday magaalada Nairobi. Hadaba Wariyaha VOA ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa arrintan ka waraystay Gudoonmiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Kenya Cabduqaadir Cabdi Diini oo kamid ah ehallada marxuumka.      

from VOA https://ift.tt/34xZUXb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment