Wednesday, April 1, 2020

Ra'iisul wasaare Nuur Cadde oo ku geeriyooday London

Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta ku geeriyooday magaalada London, halkaasi oo uu ku xanuunsanaa toddobaadyadii dhowaa.

from VOA https://ift.tt/2UwJGKH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment