Sunday, April 12, 2020

Ra'isulwasaaraha Britain oo laga saaray isbitaalka

Ra'isulwasaaraha Britain Boris Johnson ayaa laga saaray cisbitaal ku yaalla London, halkaasi oo la dhigay ka dib markii oo kordhay xumadda uu sababay cudurka covid19.

from VOA https://ift.tt/3cgh4Lx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment