Wednesday, April 15, 2020

Safiirka Turkey ee Soomaaliya Mehmet Yılmaz oo wareysi siiyey VOA

VOA ayaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya la yeelatay safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mehmet Yılmaz, wuxuuna ka hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin tababarrada ay siiyaan ciidanka Soomaaaliya, shaqada saldhiga milatari ee ay Muqdisho ku leeyihin iyo arrimo kale.

from VOA https://ift.tt/2yXM2tC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment