Monday, April 13, 2020

Somaliland oo diiwaan gelisay kiisas cusub oo Coronavirus ah

Somaliland ayaa maanta shaacisay saddex qof oo cusub oo laga helay cudurka Coronavirus kuwaasi oo la sheegay inay ku kala nool yihiin magalooyinka Hargeysa iyo Boorama. Dadkan ayaa qeyb ka ahaa 23 qof oo kiisaskooda dibedda loogu diray baaritaan kuwaas oo lasoo xaqiijiyey. Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.  

from VOA https://ift.tt/2yXoghv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment