Sunday, April 12, 2020

Somaliland oo heshay sheybaarka lagu baaro Coronavirus

Somaliland ayaa sheegtay inuu Hargeisa gaadhay qalabka lagu baaro Coronavirus, iyadoo gobollada Somaliland loo kala diray kooxo wacyigelineed oo adeegsanaya in ka badan 60 Baabuur, oo ay saaran yiihiin hawl wadeenno caafimaad iyo wariyeyaal. Warkan waxaa Hargeisa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule      

from VOA https://ift.tt/2y7r77a
via IFTTT

No comments:

Post a Comment