Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ayaa shalay lagu aasay gobalka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan ee Mareykanka ay ku noolyihiin kadib markii uu u geeriyooday cudurka COVID-19. from VOA https://ift.tt/2XFA9Tn via IFTTT
No comments:
Post a Comment