Koox ay ku mideysan yihiin dalalka deymaha bixiya ee loo yaqaan Paris Club ayaa ogolaatay Talaadadii shalay in dib u qaabeyn lagu sameeyo deynta Soomaaliya, taasi oo ay ku jirto in si dhaqsa ah looga dhaafo deyn gaareysa $ 1.4 bilyan oo lagu leeyahay Soomaaliya oo ah dal sabool ah ee Geeska Afrika.
from VOA https://ift.tt/2X1Juom
via IFTTT
No comments:
Post a Comment