Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa si adag u difaacay sida hay'addiisa ay ula tacaashay faafitaanka cudurka Coronavirus, isaga oo ka jawaabaya eedeynta madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo sheegay in laga yaabo inuu maal-gelinta ka jaro ururka.
from VOA https://ift.tt/2UTSqdR
via IFTTT
No comments:
Post a Comment