Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay kordhay tirada dadka u dhintay cudurka Covid-19 oo haatan gaartay 5 kadib markii maanta lasoo tebiyey 3 qof oo cusub oo cudurka u dhintay. from VOA https://ift.tt/3b7Vuc6 via IFTTT
No comments:
Post a Comment