Tuesday, April 21, 2020

Trump oo hakiyay aqoonsiga deganaashaha ee Green Card

Madaxweyne Donald Trump ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay in maamulkiisa uu si ku meel gaar ah, muddo 60 cisha ah uu u joojinayo, soo saarista aqoonsiga Green Card-ka loo yaqaano ee la siiyo dadka loo ogolaado in ay ku noolaadaan Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/2RXVQug
via IFTTT

No comments:

Post a Comment