Friday, April 17, 2020

Trump oo ku hanjabay inuu fasax gelin doono Congress-ka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu fasax gelin doono Congress-ka, sababo la xiriira inaysan ansixin xubnaha uu xilalka sare uga magacaabay maamulkiisa, oo uu ku jiro madaxa hay'adda madaxa banaan ee maamusha VOA

from VOA https://ift.tt/2VDKFI6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment