Soomaaliya ayaa waxaa sii faafaya cudurka COVID-19 oo ilaa iyo iminka la diiwaangeliyey 20 qof oo u badan bahda caafimaadka oo dhaqaatiir oo la xaqiijiyey in cudurkani uu soo ritay. Hal qof ayaa la xaqiijiyay in illaa iyo haatan uu COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya.
from VOA https://ift.tt/2RvbSvx
via IFTTT
No comments:
Post a Comment