Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo sheegtey inuu yahay madaxweynaha Galmudug, kana mid ah madaxda ururka Ahlu-Sunna ayaa ka hadlay sida iyo goorta ay kala boodeen dowladda federaalka oo ay markii hore heshiis ahaayeen iyo arrimo kale.
from VOA https://ift.tt/3exbEhk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment