Sunday, April 12, 2020

Wicitaanka Dhageystaha: Wasiir ku-xigeenka W/Caafimaadka Soomaaliya

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, wuxuu ku saabsanyahay dedaalka ay dowladda Soomaaliya ugu jirto xakameynta cudurka Coronavirus. Ilaa 2 qof ayaa inta la ogyahay cudurkan ugu geeriyooday Soomaaliya iyadoo 21 qofna la xaqiijiyey in cudurka laga helay.

from VOA https://ift.tt/2V2WrNt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment