Thursday, July 4, 2019

Bandhigga VOA: Sababta tahriibka dhallinyarada

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu maanta ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaaliya ka tahriiba iyo sababta ku qasabta. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.    

from VOA https://ift.tt/2FRW4NE
via IFTTT

No comments:

Post a Comment