Magaalada Baydhaba waxaa maanta ka dhacay soo bandhigis wax soo saarka Soomaaliya, kaasi oo qayb ka ah mashruuc ay maalgeliso hay'adda kaalmada u qaabilsan Maraykanka ee USAID. Warbxintan waxaa Baydhaba nooga soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
from VOA https://ift.tt/2XwponE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment