Monday, July 8, 2019

Dad ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Ceel-afweyn

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay toban kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleed shalay ka dhacay Deegaanka Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag.

from VOA https://ift.tt/2XTMsMv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment