Saturday, July 6, 2019

Erdogan oo Eryay Gudoomiyaha Bankiga Dhexe

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta shaqada ka eryay guddoomiyihii bandhiga dhexe, kuna baddalay ku xigeenkiisii.

from VOA https://ift.tt/2YAIghR
via IFTTT

No comments:

Post a Comment