Ganacsato Soomaali ah oo duleedka magaalada Muqdisho ka hir-galiyay warshad weyn oo shiidda gallayda, ayaa sheegay inay hadafkoodu yahay sidii ay beeralayda gudaha u dhiirigalin lahaayeen. from VOA https://ift.tt/2Jul1B2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment